Wednesday, February 3, 2010

Aragtida Bulshada U.K iyo Soomaalida

Aragtida Bulshada iyo Sida Loo Arko Soomaalida
Maxamed Cabdullahi iyo dhalinyaro kare oo ka tirsan dhalinyarada U.K. Somali Initiative ayaa dhowaan UniversalTV UK ka wareysatay sida loo arko dadkeena iyo waxyaabaha laga aaminsan yahay. Waa wareysi xasaasi ah. Joornaalada ka mid ah kuwa si xun Soomaalida uga hadla had iyo goor ayaa ka mid ah The Sun, iyo Times Online oo ah joornaalo kasoo baxa gudaha U.K. Bal daawo linkiga hoose riix

Qaybta 1 Koowaad
http://www.waatv.com//0/video/somali/FUX9AvDdhWs.html

Qaybta 2-baad

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somali/TlHEBocsWjE.html (view on Google Sidewiki)

Tuesday, February 2, 2010

Who are the Artists in We Are The World 2010? Artist List Released

Celine Dion and Usher are among more than hundred Celebrities and Recording Artists participating the We Are The World 2010 song. Is K'Naan one of them?

in reference to: http://www.somchat.com/2010/02/we-are-world-2010-list-of-artists.html (view on Google Sidewiki)

K'Naan What is Hardcore? Probably K'Naan's Most Telling Story.

What's Hardcore by K'Naan is a rap song he tells his story in Wardheeglay where he was raised at an early young age. K'naan depicts his childhood neighborhood as place where AK47 rules and no police any where! Hear it if you can keep up with the beat! (Of course, remember is an old track) Link is below ---->

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/knaan/4m4U6qLfXKg.html (view on Google Sidewiki)

Mucjiso: Gabar 9 jir ah oo dhashay, noqotay hooyooyinka aduunka ugu yar.

Gabar da'deedu tahay sagaal jir ahna chinese ayaa dhowaan ku dhashay canug nool isbitaal ku yaala magaalada Changchun ee waqooyiga China. Aqriso maqaalka arinkaa ka hadlaya (riixo linkiga hoose)

in reference to: http://www.dailymail.co.uk/news/worldnews/article-1247889/Girl-9-gives-birth-health-baby-boy.html (view on Google Sidewiki)

Sawirro Cajiib ah oo laga aruuriyay dagaallada Dalkeena

Video-gan waa short documentary ka sheekeynaya dagaalada iyo muuqaalka dadka. Hoos ka daawo

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somalia/B_hqfMWS1nk.html (view on Google Sidewiki)

1979 October - Xafladdii Oktoobareey - Video Cusub - Siad Bare oo Daawanaya

Waa waayo waayo waayo! Daawo waagii Siyad Bare dalka ka talin jiray.

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/somalia/VnIQMHNDzwg.html (view on Google Sidewiki)

Video matalaya Shabaab oo Gacanta Goyneysa!

Waa Video Naxdin badan! Fadlan ha daawan hadii Beer jileec kugu jiro!

in reference to: http://www.waatv.com//0/video/shactiro/uFbXWycqGHQ.html (view on Google Sidewiki)